Covid Updates

Baarista Covid-19 Xaga Candhuufta (Covid-19 Saliva Testing)

Video-kano wuxuu ka hadlayaa qaabka layskaga qaado tijaababda “test” candhuufta ee xarumaha loogu talo galay inn lagu qaado testiyada. Haddii aad codsato in test-ka isaga qaado gurigaaga waxaa kula soo xiriiri doona qof ka caawinayo sida loo qaado test-ka candhuufta asigo adeegsanaya aaladda fogaan aragga “Zoom-ka”.