Baaritaanka COVID-19

Sideen ku heli karaa natiijooyinka baaritaanka?

Qof ka socdo waaxda caafimaadka daweynaha ee degmadaada oo ku hadla afkaaga ayaa kuu soo wacaya si uu kuugu sheego natiijooyinkaaga. WAA MUHIIM IN AAD KA JAWAABTO TELEFOONKA KAGA YIMAADAY WAAXDA CAAFIMAADKA GUUD EE MAGAALDA MARKA AY KU SOO WACAAN. Nidaamka Kaliya ee lagu heli karo ilaha sida gaarsiinta cuntada / raashinka / daawada/ iyo taakuleynta kale waa in laga jawaabo wicitaanka waaxda caafimaadka bulshada ee deegaanka oo markaa diyaarin doonta sidii ay ula kulmi laheyda baahidaada dedgegga ah waxayna ku siin doontaa lambar taleefan si aad u codsota gargaar dheeraad ah haddi i xaaladaadu isbeesho ama ka sii darto. Hubi inaad qorto nambarka wicitaanka ee ay ku siinayaan oo aad ku dhigto meel amaan ah. Waaxda caafimaadka guud ee deegaanka MA LEH wado aad adigu kaliya u wici karto lambarkooda gud oo aad ugu xirimi karto qofka kugu soo wacaya natiijooyinkaaga, markaa isku hubi inaad qorto lambarka aad ku celinidoonta.

Yaa loo baahan yahay in la baaro?

  • Dadka leh astaamaha COVID-19.
  • Dadka xiriir dhow la yeeshay (2 meter wadar ahaan 15 daqiiqo ama ka badan) qof qaba Coovid-19 la xaqiijiyey.
  • Dadka kaqeyb qaatay waxqabadyada iyaga halista sare ugu jira Covid-19 maxaa yeelay bulsho ahaan kama fogeyn karaan sida loogu baahan yahay, sida safaka bulshada ka qeybgalka shirarka, ama joogitaanka goobaha gudana ee dadku badan yahay.
  • Dadka la weydiiyay ama loo gudbiyay inay baarintaan ka helaan daryeel caafimaad bixiyahooda, waaxda caafimaadka deegaanka ama gobalka.

Qof walba uma baahna in la tijaabiyo. Haadii aad is baaro, waa inaad is karantill ahaantaada / go’doominta guriga adiga oo sugaya natiijooyinka baartaanka oo aad raacdaa talooyinka bixiyahaaga daryeelka.

Sidee AICS ii caawin kartaa aniga ama qoyskeyga haddii qof uu bukoodo?

AICS waxay leedahay Khabiiro Covid-19 oo ka jawaabi doona su’aalahaaga, kuu gudbin doona kheyraadka ku dhex jira wakaalada iyo ilaha kale ee bulshada, waxayna kaa caawin doontaa inaad dhex mushaaxdo ilahaas si aad u hubiso in baahiyahaagu aysan ku dhicin meelaha u dhexeeya

Maxay yihiin astaamaha ugu caansan ee qof ku dhacay cudurka 'Covid-19'?

Goobaha Tijaabada

Hennepin Healthcare Downtown Viral Screening Clinic

900 S. 8th St.

Minneapolis, MN 55404

(612) 873-2922

www.hennepinhealthcare.org/covid19testing/

Community-University Health Care Center

2001 Bloomington Ave

Minneapolis, MN 55404

612-301-3433

 www.cuhcc.umn.edu

Minneapolis – Minneapolis Convention Center

1301 Second Avenue South

Minneapolis, MN 55403

mncovidtestingappt.as.me/schedule.php

Universal Medical Services Inc.

Axis Medical Center

1900 Nicollet Ave (Plymouth Congregational Church)

Minneapolis, MN 55403

612-823-2947

People’s Center Clinics & Services

425 20th Avenue South

Minneapolis, MN 55454

(612) 332-4973

www.peoples-center.org

Whittier Clinic

2810 Nicollet Avenue

Minneapolis, MN 55408

(612) 873-2922

www.hennepinhealthcare.org/covid19testing/

Children’s Minneapolis Clinic

2530 Chicago Ave S, Suite 390

Minneapolis, MN 55404

(612) 813-6107

www.childrensmn.org/coronavirus-covid-19/#care-at-childrens-minnesota

Allina Health Bandana Square Clinic

1021 Bandana Blvd E

Saint Paul, MN 55108

651-241-9700

www.allinahealth.org/coronavirus-covid-19/your-safety/screening-and-testing